Welcome To My Homepage
Gabay uu tiriyay Cilmi Boodhari
marka horeba anaa sahwiyey inaadeeroowe
aaduba xigteey leedahaye iyo ubaxa geeduhuye
abtiyaashay beey ii ekeed inaan adeeceeye
amaantii ugaadh cumar lahaa erey maxaa geeyey qaar hooyadey u eedo tahay
oo aada baa jire
alahayoow sideenafkeygiyo aad miga u eeday
**ana daranyo oodweeyne uma omos badnaadeene aagaamo hadii lagu shubo
ma engegnaadeene abaaraa ku doogoobilahaa ereyadediiye
alahayoow sideen afkeeygiyo aad miga u eeday
**iftiinka uma soo uma soo baxo qofkii iilka jiibsadaye
wixii kaa adkaadaaba waa aakhiroo kale ah ana
waa ligu aamaray inaan cishiqiga ku ooyaaye
alahayoow sideen afkeeygiyo aadmiga u eeday.
**mahadabtaba ma lago ruux haduu aamin gooys yahaye axdigaad ka boodaa janada ooda kaa rogane adiga iyo ashahaadaadu waad isku ale seegteene ha`u
oonsan aakhiro waxaad urursataa kuu yaale
alahayoow sideen afkeeyga iyo aad miga u eeday,
Listing Site Updates
I could also list updated news about my site's topic. For example, if my site were about a particular sport, I'd could discuss the outcome of a recent competition.

Notifying Visitors of Site Enhancements
Getting Rich Quick--From My Site!
Behind the Scenes of My Home Page
